waa inaad iga hanataa salaan hilloow badan halabsi jaceeyl sidata hoowraarteeduna tahay hamuun inaad nooga hanato aniga & halyeeyada jaceeylka halku dhiggeeda maansada ha'baan kaaga soo xulay hubaal waxeey u tahay jaceeyl igu hagoogan waa salaan kuu soo hirkacdee hoowraasun dheh waligaa
waxaad tahay sida waqal da'a misna xareed waran waxaan kugu tilmaamaa waadi biyo ka buuxaan ama wabi dulhaama adaa u wacan dumar waayadan hablaha kacay wehel adaa iigu filan waligee aduun yada wareerka caashaqa adaa iga walwal tira wadnaha waxaa iiga fadhiya kii wax ka dilay cilma oo wacnaanta u diiday adoon warxumo tashiil noqon wanaagana ka talin ma ila wadi caashqa oo wacad maqeeyb sannaa
W/R:by sahilhani |