dhiiro gilin jeceel
Waa aduunyo ileen aayo malahee waa inaad fahantaa waxaa u yahay jaceelku mar hadii aad tahay shabaab ama dhalinyaro jaceelku kama marna dookh iyo dareen uu qofku u qaado qofkale nin ha ahaado ama dumar ha ahaato. hadii aan nahay somaliy waxaa inagu yaraaday aaminkii ama kal soonidii qofba qofka kale uu udhiiban lahaa qalbigiisa iyo sirtiisa .allahayoow naf daacad ah iyo niyad saafi ah nasteexaaga ku ogoow dadkii somalida waxaa ka dhaamaaday aaminki waxaa qofkasta ku lamaan qalbigiisa shaydaan tusaya inuu qofka been u sheego ama uu lugooyo waa yaab dareenka ninka raga ah waxaa dhiiri galiyaa qof dumar ah oo daacad ah? gabadhana waxaa nafteeda kal sooni siiya wiilka dacad ah hadaba dadyoow soomaliyeed maxaa inaga dhameeyey dulqaadkii iyo samirkii aan ku abuuri laheen kalsoonida ?
maskaxdii sahil ayeey ka soo maaxatay
|